Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, May 09, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inay mudnaanta siinayaan midnimada iyo degganaanshiyaha dalka, Duqa Muqdisho oo sheegay inay Muqdisho ka kacday halkii ay ku kuftay 22 sano ka hor, Sarkaal ka tirsan nabad-sugidda oo la sheegay in Afgooye lagu dilay, Ciidamada dowladda oo aan wax hub ah helin illaa iyo hadda iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.