Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 05, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday kolonyo dalka Qadar ka socday oo maanta Muqdisho gaaray, Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerarkaasi cambaareeyay, Somali Airlines oo laga rajo qabo inay sanadkan dib u bilowdo duulimaadyadeedii 22 sano kadib iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.