Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 27, 2013 (WDN)-micr_audioWarka Radio WardheerQodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Baarlamaanka Soomaaliya oo diidey in mowshin laga keeno wada hadallada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mombasa kula kulmay dhiggiisa Kenya, Dagaal ka dhacay Balcad iyo qodobbo kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.