Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 23, 2013 (WDN)- micr_audio Warka Radio WadheerQodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Howl gal ballaaran oo maanta ay ciidamada nabad-sugidda iyo kuwa AMISOM Muqdisho ka sameynayaan, Buula-barde, oo gabar ay biriq dishay, Howl gal dad badan lagu soo qab qabtay oo Gaarisa laga sameeyay iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.