Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 03, 2013 (WDN)-micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka ad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid oo safarkiisi ugu horreeyey ee dibbadda maanta booqasho ku tagay Jabuuti, Dhalinyaro lagu eedeyey Shabab oo Baladxaawo lagu dilay, Xildhibaanno gaaray Kismaayo iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.