Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 21, 2013 (WDN)- micr_audio Warka Radio WDN, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, oo jaaliyadda Boston la hadlay, Madaxweyne Siilaanyo oo Washington gaaray, Booliska Puntland oo gaadiid loogu deeqay, wasiirka arimmaha gudaha oo beeniyay inay jiraan eedeysanayaal Shebaab maxaabiis ahaa oo Muqdisho lagu dilay

Leave a Reply

Your email address will not be published.