Muqdisho, Abril 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontan waxa ka mid ah; Wada-hadalladii Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland oo furmaya, Ciidamada dowladda oo la wareegay Ufurow, Ciidamada booliska oo xirey dhalin yaro dhaqan xumo ka wadday Liido iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply