Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo safarro ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne,Ra’iisul Wasaare saacid oo kulan kula qaatay Sanca dhigiisa Yemen,Kusimaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ahna Wariiska arrimaha dibadda oo heshiis Muqdisho kula saxiixatay Wafdi ka socday dalka Shiinaha,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply