Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 8, 2013 (WDN)- 

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo xalay casho sharaf ugu sameysay Muqdisho Wafdiga maamulka KMG ee Jubba,dowlada oo hergilineysa Barnaamijka aada Dugsiyada,Al Shabaab oo Sheegay in mid ka mid ah goobihii ay Shalay qarxiyeen ay lahaayeen reer Galbeedka iyo Milkiilaha maqaayadda The Village oo beeniyay,Puntland oo dhaliishay shirkii Qaran ee dhawaan Muqdisho kusoo gabogaboobay, iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.