Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 17, 2013 (WDN)-
micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah,  Safiirka Soomaaliya ufadhiya Konfur Afrika oo kulan la qaatay Haweenka Soomaaliyeed ee Konfur Afrika, Wasiirka difaaca dalka oo booqday goob tababar ciidan oo ku taala Muqdisho, Xubin ka mid ah guddiga doorasooyinka Putland oo is casilay, iyo Qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.