Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 31, 2013 (WDN)- 

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra;iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al shabaab oo ka dhacay degmada Hiliwaa ee Muqdisho,Banaan-bax looga soo horjeedo heshiiska dowlada iyo maamulka Jubba ee Kismaayo oo ka dhacay Baydhabo,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.