Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 30, 2013 (WDN)- 

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay wax-qabadka maamulkiisa xilligii uu jiray,Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabatay Kadib safar muddo ay ugu maqneyd shiinaha,Mareykanka oo sheegay in diidmada baralamaanka Ingiriiska aysan ka hor istaagi doonin faragelinta Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.