Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Jubba oo ka hadlay heshiiskii Adiss ababa, Shaqaalaha dowlada oo markii ugu horeysay mushaar ka qaadanaya Bangiga Dhexe,Dagaallo xooggan oo ka soconaya dalka Congo,iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply