Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Itoobiya oo sheegay in Adiss Ababa ay ku heshiiyeen dowlada Soomaaliya iyo Jubbaland,Wasaaradda gaashaandhiga oo lacagaha mushaarka ah u kordhisay ciidamada,Maamulka Galmudug oo baaq u jeediyay dowlada Federaalka,Mareykanka iyo Yurub oo ku hanjabay inay weerarayaan Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply