Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 26, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo  ka codsatay Shacabka Muqdisho iyo Warbaahinta wada-shaqeyn,Wada-hadalladii dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Sh Axmed ee Adiss Abab oo wali la’isku mari la’yahay,Quburo ka socda Qaramada Midoobay oo lagu rasaaseeyay Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.