Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasaarada Adeega bulshada dowlada Soomaaliya oo oo ka digtay in la buunbuuniyo Kufsiyo been abuur ah oo dumarka loo geysto,Dowlada oo soo dhaweysay warbixinta guddiga madaxabanaan ee Xuquuqul Insaanka ee dalka,
xarun tababar farsamo oo laga hergeliyay Muqdisho,iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply