Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo kulan Adiss Ababa kula qaatay Wafuuda dowlada iyo Jubbaland ee Adiss Ababa kuwada hadlaya,Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dhaawacay haweeney u dhalatay Sweden, kadib weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen,Barlamaanka Soomaaliya oo sanad jirsaday iyo gudoomiye Jawaari oo ka hadlay waxii u qabsoomay intii ay jireen,iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply