Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 19, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Kismaayo,gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho,Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in dhibaato lagu hayo dadka danyarta ah ee deggan xarumaha dowlada ee Xamar,Turikga tababarro u bilaabaya ciidamada dowlada Soomaaliya,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.