Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 18, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasiiradda adeega dadweynaha Drs Maryan Qaasim oo si kulul ugu hadashay kufsiga loo geysto dumarka Soomaaliyeed,Kulan looga hadlayay dib usoo celinta xasiloonida dalka oo loo qabtay odayaasha dhaqanka ayaa ka dhacay caasimadda Muqdisho,Munaasabad lagu taageerayay wax-qabadka xukuumadda Soomaaliya, gaar ahan wasaarada Warfaafinta iyo Nairobi ka dhacaday,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.