Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Al Shabaab oo ciidamo booliis ah ku dishay gudaha Kenya,maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku xukuntay edeysane loo heystay inuu dilay Wariye Absuge,in kabadan 90 qof oo ku dhintay dibadbaxayada rabshadaha wata ee ka socda Masar iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply