Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo beenisay eedeyn ay ujeediyeen siyaasiyiin Nairobi ku sugan oo aheyd in amaanka Muqdisho uu faraha ka baxay,wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay howlgal ay ka fuliyeen gobolka Banaadir,xiisado dagaaleed oo ka jira gobollada Galgaduud iyo Bakool, 56 qof oo lagu dilay masjid ku yaala Nigeria,iyo qodobo kale oo caalami ah,
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply