Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 12, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo dhaliil xoogan ujeediyay dowlada Soomaaliya,wariikii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macalim Maxamuud oo ka hadalay amaanka dalka, gaar ahaan caasimadda,muran ka taagan gudoomiyenimada gobolka Galgaduud iyo dowlada oo magacaawday gudoomiye cusub,xaalada Masar oo wali kacsan, Ikhawaanka iyo dowlada kumeel gaarka oo isu-hanjabaya iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.