Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 11, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka warbixiyay wax-qabadka xukuumadiisa iyo amaanka dalka,Al Shabaab oo sheegtay inay soo dhaweynayaan muhaajiriinta doona inay kusoo biiraan,Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Kenya yusuf Xaaji oo ka hadlay ciidamada Kenya ee Kismaayo Jooga,iyo qodobo kale oo caalmai ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.