Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Maamulka Puntland oo dekadda Bosaaso ka celiyay Markab mucaawinmo waday oo ay dowlada Turkiga soo dirtay iyagoo eedeeyay dwolada federaalka,midowga Afrika oo dowlada Itoobiya ugu tacsiyeeyay saraakiishii ciidaan ee ugu dhintay diyaaradii ku burburtay Muqdisho,xildhibaano ka tirsan barlamaanka Soomaaliya oo Garowe u tagay ukala dabqaadidadda maamulka Puntnland iyo dowlada dhexe,iyo qodobo kale oo calami ah,
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply