Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Inta badan wadamada Muslimiinta ayaa laga dareemay faraxdda Ciidul-Fidriga iyo madaxda dowlada Soomaaliya iyo maamuladaba ay shacabka ugu hambalyeeyeen munaasabadda Ciiddul-Fidriga,dalka Kenya oo siweyn looga ciiday ,Wasaaradda gaashaandhiga dalka oo sheegtay in darees cusub ay u xeri doonto ciidamadeeda,iyo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka radio Wardheer

Leave a Reply