Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiskii Kampala,eedeyna u jeedisay Warbaahinta Soomaalida,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo ka dhacay Gedo,Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Gaas oo sheegay in uu yahay musharax u taagan doorashada madaxtinimada Puntland,iyo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply