Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 3, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo gaaray Kampala si ay ugu qeyb galaan shir muhiim u ah Soomaaliya ,qarax ciiddamada AMISOM lagula eegtay Shabeelaha Hoose,,Madaxweyinihii hore ee Puntland Cadde Muuse Xirsi oo beeniyay eedeyn uu ujeediyay Faroole.,Mareykanka oo qaar ka mid ah Safaaradiihiisa caalamka xiraya,iyo qoddobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.