Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Puntland oo u dabaal degtay sanad guuradii shan iyo tobonaad, Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yeman ku dagtay, madaxweynaha Iiraan oo sheegay in ay soo dhawdahay xilligii la burburin lahaa Israa’iil,iyo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply