Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 1, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, qasaaro dhimasho iyo dhawac ah oo ka dhashaywalxaha qarxa oo lagu xiray baallayaasha cadceeda ku shaqeeya ee caasimadda, Bannaanbax lagu taageerayo Turkiga oo ka dhacay Muqdisho, Al Shabaab oo sharaxay sababtii ay u sii daayeen saraakiil Kenyaan ah oo muddo u afduubnaa. Hoggaamiyaal Al Qaacida ah oo uu ku jiro nin Soomaali ah oo la sheegay in lagu dilay Yeman iyo qoddobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.