Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 30, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan xasaasi ah Muqdisho kula qaatay qaar ka mid wariyaasha,Turkiga oo sheegay inay sii wadi doonaan taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliya kadib qaraxii Muqdisho lagula eegtay shaqaalahooda,Kenya oo dil toogasho ah ku xukuntay nin lagu eedeeyay afduub ka dhacay Lamu 2011-kii,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.