Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo tacsi u diray dowlada Turkiga, wacadna ku maray xoojinta amniga Muqdisho,golaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyad u gaar ah ciidamada,Falastiin iyo Israa’iil oo wada-hadal ugu furmay Mareykanka,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply