Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Ra’iisul wasaaraha Turkiga oo cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lala eegtay xaruntooda Muqdisho,Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” oo booqday goobtii lagu qarxiyay shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho,Wasiirka arrimaha gudaha oo Barlamaanka ugu warbixiyay dagaalada Shabeelaha hoose iyo qodobo kale eoo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply