Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariim Xuseen Guuleed oo u tagay Shabeellaha hoose xalinta dagaal qabiileed halkaas ka dhacay, Ammaanka magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay iyo cabsi laga qabo weerraro ka yimaada Al shabaab, Milatariga Masar oo sheegay in maxkamad la soo taagi doono Maxamed Mursi, iyo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply