Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 25, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Puntland oo isku khilaafsan shirka ka furmaya waddanka Biljim ,dad ku dhintay dagaallo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose, Qaramada Midoobay oo dowlada u fasaxday in ay hesho taageero hub ah iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.