Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 24, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay, Madaxweyne Xasan Sh oo lakulmay Safiirada midowga Yurub, Howlgallo ka socda Gaalkacyo, Odayaasha Soomaaliya oo Dowlada eedeeyay, Madaxweynaha Puntland oo Wasiir cusub magacaabay,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.