Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in caalamka uu shuruud adag ku xeray cafinta deymaha lacageed ee dalka lagu leeyahay,taliyaha nabad gelyada wadooyinka Cali Gaab oo ka cawday wada shaqeyn la,aan kala dhaxaysa booliiska Muqdisho,kooxo hubeysan oo askar ku laayay dalka Masar, iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply