Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo beeniyay in lacag Qadar ka timid lagu doortay, dilal ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Cali Maxamed Geedi oo cambaareeyay ,wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo ku sugan Kimsaayo iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply