Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Zakariye Xaaji Maxamuud.Ugaas cabdi Wali iyo Cabdi Nuur Siyaad”Waal” oo beeniyay eedeeyn kaga timid kooxda Monitering Group,AMISOM oo ka hadashay bixitaanka ciidamada Itoobiya ee qaar ka mid ah gobollada dalka,Qaramada Midoobay oo ka digtay shidaal xilligan laga qodo Soomaaliya,dukaamo ay leeyihiin dad Soomaali ah oo lagu dhacay Konfur Afrika iyo eedeyn loo jeediyay booliiska dalkaasi,yo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka radio Wardheer

Leave a Reply