Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 4, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Uganda Museveni iyo shirka madaxda ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo Kampala ka furmay, Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacd iyo qaar ka mid ah wasiirrada iyo taliyayaasha ciiddamada oo shir looga hadlayo amaanka ku yeeshay Muqdisho, Eritrea oo sheegtay inay aqoonsatay dowladda Soomaaliya iyo qoddobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.