Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’isul Wasaare Saacid oo booqday Xasan Daahir Aweys, kana hadlay xaaladiisa, Midowga Afrika oo ciidamo isku dhaf ah gayn doona Kismaayo, Madaxweyne Faroole oo khudbad jeediyay, Mursi oo la afganbiyay xabsi gurina laga dhigay iyo qodobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply