Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 2, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo waraaqda aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Ingiriiska, barlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah yeeshay, Qaar ka mid ah dhaawacyada dagaaladii ka dhacay Kismaayo oo Muqdisho iyo Gaalkacyo la geeyay iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.