Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 30, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ciidamada Jubbaland ee Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku heynta Kismaayo iyo Barre Hiiraale oo ka hadlay, Murankii ugu xooganaa oo ka taagan sida laga yeelo Xassan Daahir Aweys oo ay ku xireen  garoonka Aden cadde  iyo wafidigii Xasan Daahir Cadaado ka keenay oo la jirdilay, Diyaar garowga 1-da Luulyo oo gudaha dalka  laga dareemayo, iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.