Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaalo maalintii labaad kasoconaya Kismaayo iyo dhinacyada dagaalamaya oo ka hadalay,Dowlada Federaalka ,Qaramada Midoobay iyo Midowaga Afrika oo ku baaqay in lajoojiyo dagaalada Kismaayo,Madaxweyne Obaama oo booqanaya dalka Konfur Afrika,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Leave a Reply