Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad taabacsan Barre Hiiraale iyo Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobay oo Kismaayo ka qarxay,Shiikh Xassan Daahir Aweys oo lagu hayo magaalada Cadaado ee maamulka Ximin iyo Xeeb, Madaxda dalka oo munaasabad Muqdisho ka dhacday ugu qeyb galay sanad guurada 26-ka Juun, iyo qodobo kale oo caalami ah.
Leave a Reply