Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 25, 2013 (WDN)-
micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Madaxweynaha Putland oo ka tacsiyeeyey allaha unaxariistee geeradii Boqor Cabdilaah Boqor Muuse oo Filand ku geeriyooday,Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Baladweyne Gaaray, Warar kala duwan oo kasoobaxaya halka uu ku suganyahay Xassan Daahir Aweys kadib safarkiisii qarsoonaa ee uu kaga baxayBaraawe ,Qaraxyo ka dhacay Wajeer, Kenya,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.