Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 23, 2013 (WDN)-
micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Saraakiil ka tirsan ciidamada booliiska oo Muqdisho tababar ugu furmay,dowlada Ingiriiska oo lacago badan ku bixineysa dib udhiska xabsiyo iyo maxkamado ku yaala Soomaaliya,Madaxweynaha Brazil oo ku baaqday in lajoojiyo mudaaharaadyada hareeyey dalkeeda iyo qodobo kale oo xiiso badan

Leave a Reply

Your email address will not be published.