Muqdisho, Juun 22, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Konfur Afrika oo ka hadlay xaalada ajaaniibta sheegeyna in aan dhibaato loo geysanin Soomaalida,Barlamaanka Putland oo ku baaqay joojinta dagaal beloodyo kasoo cusboonaaday qaar ka mid ah gobolada Putland,Ciidamada Kenya oo sheegey in ay gacanta ku dhageen baabuur hub u siday Al shabaab, iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply