Muqdisho, Juun 21, 2013 (WDN)-
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Sh oo soo xiray shirkii qaran ee waxbarashada, Xubin katirsan barlamaanka oo Muqdisho ku geeriyooday, Dr Saacid oo Gudi umagacaabay Munaasabadaha muhiimka ah iyo qodobo kale
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply