Dhagasyo Warka radio Wardheer

Dhagasyo Warka radio Wardheer
Muqdisho, july 31, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkad ilaalineysa xeebaha Soomaaliya, wasiirka gaashaandhgiga C/xakiin Fiqi oo wacad ku maray in dowladdu ay qaadi doonto isbaarooyin sharci darro ah oo yaala Shabeelaha hoose, Saraakiil Kenyaan ah oo u afduubnaa Al Shabaab oo lasii daayay, maxkamad ku taalla Kenya oo xakun xabsi ah ku riday burcad badeed Soomaali ah,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.