Dawladda Soomaaliya oo Dalka Ka Eriday Ergaygii Gaarka Ahaa ee Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay

Muqdisho, Qoraal ka soo baxay maanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aan waddanka laga rabin, kana shaqayn karin wakiilka Xogahaya Guud ee QM Md. Nicholas Haysom.

Qoraalka Wasaaradda arrimaha Dibadda ayaa u qornaa sidatan:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.